Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo laga dhigayo Mid Caalami ah oo Habeenkii shaqeeya (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso oo horumarin lagu sameynayno si loogu diyaariyo garoonka mid heer caalami ah oo habeenkii shaqeeya.   Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland iyo Injineerada shirkadaha gacanta ku haya dhismeyaasha iyo horumarinta ku socota Garoonka … Continue reading Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo laga dhigayo Mid Caalami ah oo Habeenkii shaqeeya (Sawirro)